Wararka

Wasaaradda Kalluumaysiga Puntland iyo Jaamacadda Bariga Afrika oo kala saxiixday heshiis dib loogu hawlgalinayo kulliyada culuumta Badda

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland Dr. Cabdirisaaq Cabdullaahi Xagaa oo ay wehliyaan Wasiir…

Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweeysay dib u bilaabista mashaariicdii ka socday Puntland

Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga, iyo horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax…

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Boqorka Norway oo ku kulmay qasriga magaalada Oslo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qasriga boqortooyada ee Oslo kulan kula qaatay Boqorka…

In ka badan 80 ruux oo lagu dilay bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo

Tirada dhimashada ayaa gaareysa 41 kaddib weerarkii ay xagjiriinta jimcihii ku soo qaadeen tuulooyin ku yaal…

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo daahfuray shirka dib-u-habeynta maaliyadda ee Soomaaliya iyo IMF

Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta daah-furay shirka dib-u-habeynta maaliyadda…

Madaxweynaha Jubaland oo hambalyo u diray ciidanka dowladda ee xoreeyey deegaanka BuuloXaaji

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ciidamada Jubaland iyo…

Puntland oo sheegtay in la siyaasadeeyey deeqihii dhaqaale ee saaxiibada Beesha Caalamka

Warsaxaafadeed caawa kasoo baxay dowladda Puntland ayaa codsi loogu diray saaxiibadda beesha caalamka ee bixiya dhaqaalaha…

Qaramada Midoobay oo militariga Israel ku dartay liiska hay’adaha xadgudubyada u geysta carruurta

Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka u dhaxeeya Israa’iil iyo Qaramada Midoobay kadib markii Qaramada Midoobay ay militariga…

Wasiir Xagaa oo tababar usoo xiray iskaashatada Kalluumaysiga Puntland

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Dowladda Puntland, Hon. Abdirisak Abdilahi Xagaa oo uu waheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda…

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo diyaarinaya doorashada seddex degmo ee Garoowe, Godobjiiraan iyo Dangorayo

Guddiga Doorashooyinka Puntland ee PEC oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kulanka oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiye…