Madaxweynaha Puntland oo salaada ciidda la tukaday bulshada magaalada Garoowe

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…

Ciidamada ATMIS oo ciidanka Soomaaliya ku wareejiyay saldhigga Bariire

Ciidamada ATMIS ayaa shalay bilaabay wajiga saddexaad ee dhimista ciidankooda iyadoo saldhigga Bariire ku wareejisay Ciidanka…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidda Carafo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray…

Madaxweynaha Puntland oo daahfuray Kalfadhiga 54aad ee Golaha Wakiilada DPL

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor,…

Hogaamiyayaasha caalamka oo ku biiray shir madaxeedka Ukraine si ay u tijaabiyaan awooda diblumaasiyadeed ee Kyiv

Hogaamiyayaasha caalamka ayaa Sabtidii bilaabay inay isugu yimaadaan dalka Switzerland shir madaxeed ay ku cadaadinayaan Ruushka…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Switzerland kaga qayb galay Shirka Nabadda iyo Ganacsiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan muhiim ah oo ku saabsan arrimaha…

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo Rwanda uga qayb galay qalin jabinta Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliiska

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa dalka Rwanda uga qeybgalay Xaflad ay ku…

Madaxda G7 oo ku heshiiyey inay bixiyaan lacag amaah a oo lagu taageerayo Ukraine

Hogaamiyeyaasha kooxda todobada ah ee dimuqraadiga ah (G7) ayaa ku heshiiyey heshiis hordhac ah khamiistii si…

Xubno ka tirsan Alshabaab oo isku soo dhiibay ciidamada xoogga dalka

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta 60-aad ee ku sugan deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Baay…

Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka iyo Hay’adda Qatar Charity oo heshiis wada saxiixday

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka,Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta dhexe ee…