In ka badan 14 ruux oo sanadkan ku dhintay iyagoo gudanaya acmaasha Xajka

Ugu yaraan 14-qof oo u dhashay dalka Urdun ayaa ku dhintay kuleyl xooggan oo ka dhacay…

Tahriibiyaal ayaa la soo werinayaa in doomihii ay saarnaayeen ku degeen xeebaha Talyaaniga

Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay in ka badan 60 kalena waa la la’yahay ka…

Hogaamiyayaasha caalamka oo ku biiray shir madaxeedka Ukraine si ay u tijaabiyaan awooda diblumaasiyadeed ee Kyiv

Hogaamiyayaasha caalamka ayaa Sabtidii bilaabay inay isugu yimaadaan dalka Switzerland shir madaxeed ay ku cadaadinayaan Ruushka…

Madaxda G7 oo ku heshiiyey inay bixiyaan lacag amaah a oo lagu taageerayo Ukraine

Hogaamiyeyaasha kooxda todobada ah ee dimuqraadiga ah (G7) ayaa ku heshiiyey heshiis hordhac ah khamiistii si…

Madaxweyne Kuxigeenka Jubaland oo gaaray degmada Badhaadhe ee laga xoreeyey Alshabaab

Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Dowladda Jubaland Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa maanta booqday deegaanadii u…

Biden ayaa ku wajahan shirka G7 oo diiradda lagu saaray gargaarka Ukraine, taageerada Shiinaha ee Ruushka

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa u duulaya Talyaaniga Arbacada si uu kulamo ula yeesho hogaamiyeyaasha kooxda…

Madaxweynaha Soomaaliya oo guddoomiyey Madasha Caalamiga ah ee Nabadda ee Oslo Forum

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada Norway, Jonas Gahr Støre, ayaa…

Maraakiibta dagaalka ee Ruushka oo ku sii jeeda Cuba ayaa dhoolatus gantaal ah ku sameeyay badweynta Atlantic

Maraakiibta dagaalka ee Ruushka iyo markab ku shaqeeya Nukliyeerka ayaa dhoolatus gantaalo ah ka sameeyay badweynta…

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Boqorka Norway oo ku kulmay qasriga magaalada Oslo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qasriga boqortooyada ee Oslo kulan kula qaatay Boqorka…

In ka badan 80 ruux oo lagu dilay bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo

Tirada dhimashada ayaa gaareysa 41 kaddib weerarkii ay xagjiriinta jimcihii ku soo qaadeen tuulooyin ku yaal…