Wasiir Fiqi oo baaq u diray diblomaasiyiinta Soomaaliyeed ee uu ka idlaaday muddo howleedkooda shaqo

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta sheegay in isbeddel…

Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed oo hawgalo ka fuliyey gobolka Baay

Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa howlgal lagu Bacsanaayey Khawaarijta ka sameyey Deegaano hoos yimaada Degmada Buurhakaba…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhigiisa dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil…

Ruushka iyo Waqooyiga Kuuriya oo kala saxiixday heshiis malatari oo is-difaac ah

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta oo Arbacada gaaray Kuuriyada Waqooyi, kaddib markii uu sheegay in…

Ra’iisul Wasaaraha Netherlands oo la filayo inuu noqdo madaxa NATO

Ra’iisul Wasaaraha dalka Netherlands Mark Rutte, oo ka mid ah xulafada aadka ugu dhaw Ukraine, isla…

In ka badan 14 ruux oo sanadkan ku dhintay iyagoo gudanaya acmaasha Xajka

Ugu yaraan 14-qof oo u dhashay dalka Urdun ayaa ku dhintay kuleyl xooggan oo ka dhacay…

Weerar ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ukraine ayaa sababay dab ka kacay haamaha shidaalka ee koonfurta Ruushka

Duqeymo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ukraine ayaa sababay dab weyn oo qabsaday haan…

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya oo kormeeray goobaha ay Xujeyda Soomaaliyeed ka deggen yihiin Mina

Wasiirka Owqaafta iyo arrimaha diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali oo uu wehliyo Madaxa xafiiska Arrimaha xajka…

Tahriibiyaal ayaa la soo werinayaa in doomihii ay saarnaayeen ku degeen xeebaha Talyaaniga

Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay in ka badan 60 kalena waa la la’yahay ka…

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo boqolaal Shacab ah salaadda Ciidda kula tukaday Masjidka Isbahaysig Islaamka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa salaadda Ciidda Carafo boqolaal ka…