Armenia oo dal ahaan u aqoonsatay Falastiin

Armenia ayaa si rasmi ah u aqqoonsatay dawladnimada Falastiin, sida ay Jimcihii sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda…

Kulanka Dowladda iyo Dadweynaha Puntland oo ka qaboosmay caasimadda Garoowe

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta ka qeybgalay…

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daahfuray Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee…

Baarlamaanka Puntland oo yeeshay fadhiga 2aad ee Kalfadhigooda 54aad

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad, Maxamed Baari Shire…

Madaxweyne Xasan Shiikh oo qaabilay Safiirka cusub ee dowladda Maraykanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee…

Guddiga Doorashooyinka Puntland iyo Xisbiyada Siyaasadda oo ka shiray doorashada Garowe, Dangorayo iyo Godob-jiiraan

Waxaa Xarunta dhexe ee Guddiga Doorashooyinka Puntland ka qabsoomay shir u dhexeeyey, Guddigga Doorashooyinka iyo Xisbiyada…

Heshiiska cusub ee Waqooyiga Kuuriya iyo Ruushka ayaa ku baaqaya gargaar militari oo degdeg ah haddii lagu soo duulo

Waqooyiga Kuuriya iyo Ruushka ayaa ku heshiiyey in ay bixiyaan gargaar milatari oo degdeg ah haddii…

Wasiir Fiqi oo waraaqaha aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay safiirka Maraykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Khamiis…

Wasiir Fartaaq oo la kulmay Danjiraha Midowga Yurub, Karen Johanson

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiska ku qaabilay…

Muqdisho lagu qabtay xuska maalinta qaxootiga Adduunka

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu xusayey maalinta qaxootiga Adduunka. Munaasabadda waxaa…