Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka horyimid gudi loo magacaabay ka shaqaynta xeerarka doorashooyinka qof iyo cod

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa aad uga horyimid gudi ka tirsan labada Aqal ee Baarlamanka, oo uu…

Xubnaha golaha deegaanka degmada Garoowe oo la fariisinayo sabtida beri ah

Wasaarada Arimaha gudaha Puntland ayaa sheegtay in ay maalinta beri ah fariisinayso golaha deegaanka degmada Garoowe.…

Taliska NISA oo shaaciyay in ay dileen ilaa 19 xubnood oo Shabaab ah

Ugu yaraan19 xubnood oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa lagu dilay howlgal qorsheysan oo Ciidanka NISA ay…

Dowlada Soomaaliya oo dalka ku soo celisay 24 dhalinyaro ah oo Magafe haystay

Dowlada Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay 24 dhalinyaro oo uu ku jiray ilmo ka…

Wararkii u dambeeyay duqeymaha Israa’iil ee marinka Gaza iyo Lubnaan

In ka badan 50 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay duqeymaha cirka ee Israa’iil ee guud ahaan…

Miisaaniyada Puntland ee sanadka 2025 oo maanta golaha wasiiradu ansixiyeen

Miisaaniyada dowlada Puntland ee sanadka 2025 oo cadadkeedu dhan yahay $466,840,762 ayay maanta ansixiyeen golaha wasiirada…

Maamulka degmada Garoowe oo dhagax dhigay laba wado oo Laami ah

Maamulka degmada Garoowe oo ay weheliyaan maamulka gobolka Nugaal iyo masuuliyiin kale ayaa maanta laba wado…

Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay Amniga Gobolka iyo Hawlgalka cusub ee AUSSOM

Wasiirka difaaca Soomaaliya Cabdulkhaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo weheliya Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya S/Gaas…

Ilaa 40 qof oo lagu dilay duqeymo Israa’iil ku garaacday dalka Lubnaan

Wasaarada Caafimaadka dalka Lubnaan ayaa sheegtay in ugu yaraan 40 qof lagu dilay duqeymo ay ciidamada…

Taliyaha Ciidamada Kenya oo booqday Taliska Ciidamada ATMIS iyo kuwa Jubaland ee Dhoobley

Taliyaha Ciidanka Difaaca Kenya Jeneraal Charles Kahariri ayaa booqday Qaybta 2-aad ee ATMIS oo saldhigoodu yahay…