Turkiga iyo Falastiin oo wada saxiixday heshiis ku saabsan arrimaha Amniga

Barta rasmiga ah ee faafinta dawladda Turkiga ayaa lagu baahiyay maanta heshiis la sheegay dawladda Turkiga…

Madaxweynaha dowlada Angola oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka Soomaaliya ee dalkaasi

Madaxweynaha Dalka Angola João Manuel Gonçalves Lourenço ayaa warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya…

Wararkii u danbeeyay ee tirinta codadka doorashada Maamulka Somaliland

Waxaa la galay wajiga labaad ee isu gaynta codadka Doorashadii isku sidkanayd ee Maamulk Somaliland ka…

Maamulka Gobolka Nugaal oo shir la yeeshay Hay’adaha Caalamiga ah ee UN-ta iyo kuwa Maxaliga ah

Maamulka Gobolka Nugaal ayaa Maanta shir la yeeshay hay’adaha UN-ka, kuwa caalamiga ah iyo kuwa maxaliga…

Madaxweynaha Puntland oo xalay habeenimo galay magaalada Qardho

Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni oo ka amba-baxay caasimada Puntland ee Garoowe ayaa xalay gaaray magaalada Qardho…

Wasiirka Arimaha dibadda Soomaaliya oo qaabilay safiirka Malaysia u qaabilsan Kenya iyo Soomaaliya

Wasiirka Arimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa kulan gaar ah Muqdisho kula qaatay safiirka dowlada…

Qaraxyo waa weyn oo ka dhacay caasimada dalka Brazil

Garsoorayaasha iyo howlwadeennada Maxkamadda Sare ee Brazil ayaasi deg deg ah halkaasi looga daad-gureeyay kadib marki…

Tirinta Codadka doorashada Somaliland oo weli socota

Deegaamada Maamulka Somaliland waxaa weli ka socda tirinta codadkii dadweynuhu dhiibteen ee doorashada Madaxweynaha iyo soo…

Xubnihii Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Puntland oo Maanta la kala diray

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta kala diray Maxkamadii sare ee Ciidamada Qalabka sida ee…

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo Maamul u dhistay degmada Dangoroyo

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Mudane Abdi Farah Juxa  ayaa dhisay Golaha…