Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed oo hawgalo ka fuliyey gobolka Baay

Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa howlgal lagu Bacsanaayey Khawaarijta ka sameyey Deegaano hoos yimaada Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay .

Inta uu socday howlgalka ciidanka ayaa burburiyey goobo ay ku sugnaayeen xubno katirsan khawaarijta kuwaas oo dhibaato ku hayey bulshada.

Howlgalkaan Waxaa Horkacayey Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay Sandheere Xasan Aadan.

Garowe Post

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *