Madaxweyne ku xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa sheegay in aysan marnaba ogolaan doonin in masuuliyiin ka tirsan Puntland warbaahinta ka dhaliilan Khaatumo.
Madaxweyne ku xigeenka Ilyaas Lugatoor oo maanta hadal ka jeediyay shir Garoowe ka dhacay Garoowe ayaa sheegay in aysan mar dambe aqbali doonin in masuuliyiin ka tirsan Puntland warbaahinta uga jawaabaan maamulka SSCkhaatumo.
Wuxuu tilmaamay in wasiiro ka tirsan Puntland ay dhawaan warbaahinta ka dhaliileen maamulka Khaatumo taasina laga joojiyay wasiirada in ay mar dambe ka hadlaan ama u jawaabaan SSCkhaatumo.
GAROWE POST