Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ka shiray qorshaha bixista ciidamada ATMIS

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha…

Madaxweyne Ku xigeenka Puntland oo dhagaxdhigay Garoon Kubadda Kolayga lagu ciyaaro

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cisman Lugatoor ayaa dhagax dhigey Garoonka Kubada Kolayga oo ay maal-gelinayso…

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay

Wasiirka wasaaradda gaashandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo ku-simaha Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud…

Axmed Saxane oo ay toogteen ciidamada Puntland ayaa galabta lagu aasay caasimadda Garoowe

Waxaa galabta magaalada Garoowe lagu aasay Axmed Saxane Cabdi oo ay dhowaan toogteen ciidamada horumarinta caasimadda…

Madaxweyne Kuxigeenka Jubaland oo gaaray degmada Badhaadhe ee laga xoreeyey Alshabaab

Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Dowladda Jubaland Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa maanta booqday deegaanadii u…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay kulan ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka…

Biden ayaa ku wajahan shirka G7 oo diiradda lagu saaray gargaarka Ukraine, taageerada Shiinaha ee Ruushka

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa u duulaya Talyaaniga Arbacada si uu kulamo ula yeesho hogaamiyeyaasha kooxda…

Madaxweynaha Soomaaliya oo guddoomiyey Madasha Caalamiga ah ee Nabadda ee Oslo Forum

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada Norway, Jonas Gahr Støre, ayaa…

Maraakiibta dagaalka ee Ruushka oo ku sii jeeda Cuba ayaa dhoolatus gantaal ah ku sameeyay badweynta Atlantic

Maraakiibta dagaalka ee Ruushka iyo markab ku shaqeeya Nukliyeerka ayaa dhoolatus gantaalo ah ka sameeyay badweynta…

Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Raysal Wasaaraha Norway oo ka wada hadlay damaca Itoobiya ee Biyaha Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalka Norway,…