Golaha Wakiilada Puntland oo Maanta ansixiyay Miisaaniyadda Dawladda sannadka 2025

Mudanayaasha Golaha Wakiilada Puntland ayaa Maanta ansixiyay Miisaaniyadda Dawladda sannadka 2025, taasoo noqonaysa wadarta guud $466,840,762…

Hoos u dhac ku yimid Qaadkii Itoobiya u iib-geyn jirtay Soomaaliya

Kulan uu baarlamaanka Itoobiya yeeshay ayaa looga dooday hoos u dhaca dhaqaalaha dalkaasi waxaana mudaneyaasha baarlamaanku…

Maamulka Khaatumo oo beeniyay in Cirro iyo Firdhiye ka wada hadleen xaaladda magaalada Ceerigaabo

Warsaxaafadeed xalay ka soo baxay xafiiska Madaxtooyada maamulka SSC-khaatumo ayaa lagu beeniyey in uu jiro wadahadal…

Madaxweyne Cirro oo taageeray is afgaradkii badda ee Somaliland iyo Itoobiya

Madaxweynaha cusub ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa si buuxda u taageeray is afgaradkii badda…

Sirdoonka Soomaaliya oo 27 Shabaab ah ku dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warsaxafadeed ka soo baxay hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa lagu faahfaahiyay…

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo qaabilay duq cusub ee degmada Gaalkacyo

Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Duqa Degmada Gaalkacyo…

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Senetar Gaagaab oo ku geeriyooday Turkiga

Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) oo ka mid ahaa Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa…

Sweden oo dacwad ku soo oogtay shakhdiyaad lala xiriirinayo kooxaha Daacish

Dacwad oogayaasha Sweden ayaa sheegay in ay dacwad ku soo oogeen saddex qof oo la tuhunsan…

Jubaland oo mamnuucday in diyaarado ka degaan Raas Kambooni

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Duulista Hawada dowlad goboleedka Jubaland ayaa lagu joojiyay duulimaadkii garoonka diyaaradaha…

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo Shir ku saabsan Tamarta uga qayb galay dalka Hindiya

Magaalada New Delhi ee Caasimadda dalka Hindiya ayaa waxa ka furmay shirkii 7aad ee Golaha Wadamada…