Miisaaniyada Puntland ee sanadka 2025 oo maanta golaha wasiiradu ansixiyeen

Miisaaniyada dowlada Puntland ee sanadka 2025 oo cadadkeedu dhan yahay $466,840,762 ayay maanta ansixiyeen golaha wasiirada…

Maamulka degmada Garoowe oo dhagax dhigay laba wado oo Laami ah

Maamulka degmada Garoowe oo ay weheliyaan maamulka gobolka Nugaal iyo masuuliyiin kale ayaa maanta laba wado…

Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay Amniga Gobolka iyo Hawlgalka cusub ee AUSSOM

Wasiirka difaaca Soomaaliya Cabdulkhaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo weheliya Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya S/Gaas…

Ilaa 40 qof oo lagu dilay duqeymo Israa’iil ku garaacday dalka Lubnaan

Wasaarada Caafimaadka dalka Lubnaan ayaa sheegtay in ugu yaraan 40 qof lagu dilay duqeymo ay ciidamada…

Taliyaha Ciidamada Kenya oo booqday Taliska Ciidamada ATMIS iyo kuwa Jubaland ee Dhoobley

Taliyaha Ciidanka Difaaca Kenya Jeneraal Charles Kahariri ayaa booqday Qaybta 2-aad ee ATMIS oo saldhigoodu yahay…

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb galay Shirka Maalgashiga Jarmalka iyo Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay Shirka Maalgashiga Jarmalka iyo Afrika ayaa soo bandhigay…

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay hindise sharciyeedka Tacliinta Sare ee dalka

Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo…

Donald Trump oo mar labaad ku guulaytay Madaxweynaha Maraykanka

Donald Trump ayaa mar labaad ku guulaysatay doorashadii madaxtinnimada Maraykanka ee ka qabsoontay maalintii shalay. Madaxweynihii…

Kooxo abaabulan oo weeraro la beegsaday Saxiimadaha Kaluumeysatada deegaanka Garacad

Kaluumeysatada deegaanka Garacad ee gobolka Mudug ayaa cabasho ka muujiyay kooxo deegaankaasi jooga oo weeraro la…

19 kamid ah golaha deegaanka Garoowe oo ku dhawaaqay in ay si gaar ah u dooranayaan maayir cusub

19 Xubnood oo ka tirsan golaha deegaanka degmada Garoowe ayaa shaaciyay in ay yeelanayaan fadhi gaar…