Wasiirka amniga gudaha dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa Kulan ku saabsan xoojinta iskaashiga…
Month: November 2024
In ka badan 3000 kun oo Lubnaaniyiin ah oo ku dhintay dagaalka Israa’iil iyo Xizbullah
Wasaarada Caafimaadka Lubnaan ayaa shaacisay in mudadii uu socday dagaalka u dhaxeeya Xizbullah iyo Israa’iil gudaha…
Masuuliyiin ka tirsanaa Maxkamada Ciidamada Puntland oo saaka xabsiga laga sii daayay
Garsoorayaal iyo xeer ilaaliyaal ka tirsanaa Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Puntland oo muda shan bilood…
Jubaland oo soo saartay awaamiir la xiriirta u diyaar garowga doorashada Maamulkaasi
Dowlad goboleedka Jubaland ayaa soo saartay awaamiir amni oo ku socota sugida amniga iyo u diyaar…
Wakhtiga la fariisinayo golayaasha deegaanka degmooyinka Garoowe Godobjiraan iyo Dangoroyo oo la shaaciyay
Wasaarada arimaha gudaha Puntland ayaa ku dhawaaqday wakhtiga ay fariisinayso golayaasha deegaanka sadexda degmo ee Garoowe…
Iran oo dil toogasho ah ku fulisay xubin ka mid ah bulshada Yuhuudda ee laga tirada badan
Dowlada Iran ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay xubin ka mid ah bulshada Yuhuudda ee…
Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Miisaaniyada dowlada ee Sanadka 2025
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah ah ansixiyay Qoondada miisaaniyada Dowlada…
Wasiir Bisinle 80% in ka badan Reer Puntland waxay ku tiirsan yihiin dibada
Wasiirka Qorshaynta Puntland Daauud Bisinle ayaa maanta sheegay in 80% in ka badan nolosha dadka reer…
Puntland Political Parties Agree to Establish Local Councils in Garowe, Dangorayo, and Godobjiran
The Puntland Ministry of Interior has announced a collaborative agreement among political parties to establish local…
Raysal Wasaare ku xigeenka labaad ee Soomaaliya oo gaaray dalka Masar
Wafdi uu hogaaminayo Raysal wasaare ku xigeenka labaad ee XFS Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa gaaray magaalada…