Dowlada Federaalka oo ka hortimid gudigii doorashada ee uu xalay magacaabay Axmed Madoobe

Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa ka hortimid gudigii doorashada Jubaland ee uu xalay magacaabay madaxweyne Axmed Madoobe.

Wasaarada arimaha gudaha DFS ayaa sharci daro ku tilmaantay gudiga doorashooyinka iyo xuduudaha ee uu magacaabay madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe.

Wasaarada arimaha gudaha Soomaaliya waxay sheegtay in ay cambaareynayso gudigaasi oo ay ku tilmaantay mid is doorasho oo Axmed Madoobe ku doonayo in uu dib ugu soo laabto xukunka.

Hoos ka eeg Hadalka Wasaarada

GAROWE POST

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *