Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta oo Arbacada gaaray Kuuriyada Waqooyi, kaddib markii uu sheegay in…
Month: June 2024
Ra’iisul Wasaaraha Netherlands oo la filayo inuu noqdo madaxa NATO
Ra’iisul Wasaaraha dalka Netherlands Mark Rutte, oo ka mid ah xulafada aadka ugu dhaw Ukraine, isla…
In ka badan 14 ruux oo sanadkan ku dhintay iyagoo gudanaya acmaasha Xajka
Ugu yaraan 14-qof oo u dhashay dalka Urdun ayaa ku dhintay kuleyl xooggan oo ka dhacay…
Weerar ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ukraine ayaa sababay dab ka kacay haamaha shidaalka ee koonfurta Ruushka
Duqeymo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ukraine ayaa sababay dab weyn oo qabsaday haan…
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya oo kormeeray goobaha ay Xujeyda Soomaaliyeed ka deggen yihiin Mina
Wasiirka Owqaafta iyo arrimaha diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali oo uu wehliyo Madaxa xafiiska Arrimaha xajka…
Tahriibiyaal ayaa la soo werinayaa in doomihii ay saarnaayeen ku degeen xeebaha Talyaaniga
Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay in ka badan 60 kalena waa la la’yahay ka…
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo boqolaal Shacab ah salaadda Ciidda kula tukaday Masjidka Isbahaysig Islaamka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa salaadda Ciidda Carafo boqolaal ka…
Madaxweynaha Puntland oo salaada ciidda la tukaday bulshada magaalada Garoowe
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…
Ciidamada ATMIS oo ciidanka Soomaaliya ku wareejiyay saldhigga Bariire
Ciidamada ATMIS ayaa shalay bilaabay wajiga saddexaad ee dhimista ciidankooda iyadoo saldhigga Bariire ku wareejisay Ciidanka…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidda Carafo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray…