Golaha ammaanka oo maanta ka shiraya xaaladda Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta gelinka dambe ka shiraya xaaladaha dalka Soomaaliya. Kulankaan oo…

Shirka Xoojinta Iskaashiga dalalka EAC oo Muqdisho ka furmay

Shirwaynaha xoojinta iskaashiga ee Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.…

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS ayaa gaaray deegaanka Buulo Xaaji oo dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta

Wasiirka wasaaradsa Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta  ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hon Cali Yuusuf…

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay weerareen afar markab oo ku sugnaa dekedda Haifa ee Israa’iil

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay subaxnimadii hore ee Axadda inay qaadeen hawlgal milateri oo ay si wadajir…

Roob saacado badan da’ayay oo burbur u geystay qaar kamid ah wadooyinka Muqdisho

Saacadihii la soo dhaafay roob xoog leh oo ka da’ayay magaalada Muqdisho ayaa keenay in ay…

Dowladda Soomaaliya iyo QM oo ka wada hadlay Soo gabo gabaynta Hawlaha Xafiiska UNSOM

Dowladda Soomaaliya ayaa wadahadal la billowday Ergada Siyaasadda ee Howlgalka Qarammada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM, kaas…

Golaha Wakiilada Puntland oo loo qaybiyey Ajandaha Kalfadhiga 54aad ee golaha

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada…

Armenia oo dal ahaan u aqoonsatay Falastiin

Armenia ayaa si rasmi ah u aqqoonsatay dawladnimada Falastiin, sida ay Jimcihii sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda…

Kulanka Dowladda iyo Dadweynaha Puntland oo ka qaboosmay caasimadda Garoowe

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta ka qeybgalay…

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daahfuray Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee…