Guddoonka labada Aqal ee BJFS oo shaaciyay xiliga uu furmayo kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Guddoonka labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa go’aamiyay in maalinta sabtida ah oo ay…

Dagaal beeleed dad badan ay ku dhinteen oo mar kale ka dhacay Mudug

Inta la xaqijiyay 10 qof ayaa dhimatay tiro kalana way ku dhawacmeen dagaal maanta ka dhacay…

Munaasabad lagu xusayey Madaxweynihii hore ee dalka Aadan Cabdulle oo lagu qabtay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Munaasabad lagu xusayay Madaxweynihii…

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay dhiggiisa Masar ballaarinta iskaashi wadaagga

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi…

Pezeshkian iyo Jalili oo isugu soo haray doorashada Iran

Natiijadi kasoo baxday doorashadi madaxtinimada ee Jimcihi ka dhacday dalka Iran ayaa muujisay inuusan murashaxna helin…

Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyey Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Prof Jawaari

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan madaxda kale ee Qaranka ayaa…

Maxkamada Gobolka Banaadir oo xukun ku riday xubno loo haystay Burcad-badeednimo

Maxkamadda Gobalka Banaadir oo ka Jawaabeysa Xaashida Eedda ee uu Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku…

Madaxweyne Xasan Shiikh oo mar kale ka hadlay Damaca Itoobiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furay shirweynaha wadatashiga ee Dallada Bulshada…

Hay’adda PSI oo lix gaari oo gargaarka degdega ah ku wareejisay Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa ka qeybgalay munaasabad…

Gantaalladda Ruushka ayaa afar qof ku dilay 34 kalena ku dhaawacay magaalada bari ee Pokrovsk

Gantaalka Ruushka ayaa Isniintii ku dilay magaalada Pokrovsk ee bariga Ukraine ugu yaraan afar qof, waxaana…